Warar

Muqdisho (RH)-Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray warar la isla dhex marayay oo sheegayay in madaxwweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ugu maqnaa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta uu safar qarsoodi ah ku tagay Israel.

Hadal hayntaan ayaana timid kadib markii qaaar ka mid ah waftigii ku wehliyay madaxweynaha Soomaaliya safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda tan iyo marlkii la doortay bishii la soo dhaafay karantiil lagu galiyay Imaaraadka Carabta .