Somaliland Oo Maxbuus Mudo Ku Xidhaa Jabuuti kala Heshiisay Inay U Soo Wareejiso Dalka maxamedjiciir February 28 / 2021 Hargeysa(RH):-Xukuumada Somaliland ayaa dhawaan dalka keeni doonta muwaadin u dhashay Somaliland oo dalka Jabuuti muddo ugu xidhnaa Jabuuti dembi la xidhiidha argagaxiso, ka dib markii madaxda Somaliland kala xaajoodeen Masuuliyiinta dalka Jabuuti.