Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa lagu sheegay in mawqifka Somaliland ee wadahadaladu uu yahay in Somaliland iyo Soomaaliya ay ku kala dhamaadaan.
Warar Cusub
Posted on: Sep 24, 2023
Dagaalka oo ka socda dhulka howdka ah ee deegaankaas ayaa jab xooggan lagu gaarsiiyey Alshabaab, sida uu Warbaahinta dowladda u sheegay wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cad
Posted on: Sep 21, 2023
Dowladda Azerbaijan iyo wakiillo ka socda qowmiyadda Armenian-ka ah ee gobolka lagu muransan yahay ee Nagorno Karabakh ayaa lagu wadaa in maanta uu wadahadal toos ah uga billowdo magaalada Yevlakh
Posted on: Sep 17, 2023
Ciidanka Xogga dalka, Ciidanka Daraawiishta Galmudug iyo kuwa degaanka ayaa si buuxda ula wareegay magaalooyinka Bacaadweyn, Qaycad iyo dhammaan dhulka u dhaxeeya Qodqod iyo magaalada Camaara.